Xisbiyada Mucaradka oo Ka Muquurtay Xafladii Xalay ee 26 June

Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ayaan xalay aqbalin marti qaadka xaflada xuska 62 sano guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Ingiriiska 26kii June sanadkii 1960-kii, taas oo ka dhacaysay Madaxtooyadda.

Dhawr jeer ayaa arrintaasi laga sheegay codbaahiyaha, waxaana diidmadani ay ka dambaysay maadaama xukuumadda iyo mucaaradku ay ku kala fogaadeen arrinta doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker