Been yaan laysu sheegin

Been yaan laysu sheegin

Keene iyo kordhiye.

Keene.waaryaa kordhiye saaxiib hadalkii odayaasha CEERI

Muusa fariid miyuu ku farxi doonaa mise maya.

Kordhye. Saaxiib wuu ku farxayaa laakiin hadduu siyaasi yahay

Kumuu farxeen hadalkuna marka la fasiro wuxuu lahaa haddii

Ay caddaaladi jirtana waa nabad haddii kalana maaha

Arrintuna waxa weeye yaan been laysu sheegin dalkani

Dabkuu saran yay.

Keene.saaxiib waxaad iiga warrantaa wasiirkii hore ee macdanta

Markuu hadlaayay miyaad fahantay ma nin aad ufariida yuu ahaa

Kordhiye.saaxiib noocaa aad arkaysay madhaacis kuu la horyimi

Shaashada ayaa  8 sannadood wasiir inoo ahaa

Saaxiib saacad dhanbaan qoslaa yay wuxuu yidhi anaa daalac ku leh

Oo wakhtigaygii oo dhanbaa igaga lumay

Wuxuu kaloo yidhi malaayiin-kan aan haysto maraykan baan

Kala imi isagoo qudhana maahee dhawrbaa sidaa uhadlay

Uu ka mid yahay cali mareexaan oo KAARI ahaa.

Goor kastana ha gaadhee waxay noqon sidii   cabdi . m . cumar

Ee kilalka    ALLA  ha sahlo .

 

 

 

Guuleed liibaan

snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker