Weftigii Madaxweyne ku xigeenka JSL Oo Gaadhay Degaano Ka Tirsan Gobolka Daadmadheedh

Madaxweyne Kuxigeenks Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), iyo Wafti uu hogaaminayo, oo Katirsan Golaha Xukuumada ayaa Gaadhay Magaalada Oodweyne, ee Xarunta Gobolka Daad-madheedha Kadib Markii uu Baxey Socdaal ku Wajahan Hacan Taabashada Dadka Abaartu Saamaysay ee Hawdka Somaliland, iyo Gobolada Bariga.
Wasiirada Biyaha, Xanaanada Xoolaha, Macdanta, Deegaanka, Ka Hortaga Masiibooyinka iyo Wasiiro Kale ayaa Kamid ah Wagtiga Madaxweyne Kuxigeenku horkacayo, ee Deegaanada Abaartu Saamaysay ku baxay.
Waxaa Kale oo Kamid ah Gudidii Abaaraha ee uu dhawaan u Magacaabay Xaalada abaarta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker