Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine

Laba dagaal-lame oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo codsi u diraya raโ€™iisal wasaare Boris Johnson in uu taageero u fidiyo.

Shaun Pinner oo 48 jir ah iyo Aiden Aslin oo 28 jir ayaa muuqaalkooda laba jeer la kala baahiyey iyaga oo dalbanaya in lagu bedesho siyaasiyiin Ruushka taaageersan oo lagu hayo Ukraine.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker