Maraykanka , Canada , Yurub Iyo UK oo xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii dalal Afrikan ah

Dalka Maraykanka ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan ah oo uu ugu horreeyo dalka South Africa, kadi markii uu ka dillaacay nooc cusub oo xanuunka Covid19.

Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu badbaadinayo bulshada.

Yurub , Canada Iyo United Kingdom ayaa iyaguna xayiraadaas hore ugusoo roday dalka South Africa iyo dalal ay jaarka yihiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker