Kacdoon Kale Oo Ka Bilaamay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Dhaawacyada Iyo Maydadka Dadkii Oramadu Xasuuqday Oo La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga+ Wararkii Ugu Dambeeyay

Jigjiga (OWN)-Meydadka dadkii la dilay oo la keenay magaalada Jig Jiga ayaa waxaa ka dhashay dareen shacab oo aad u xoog badan, iyada oo boqolaal qof oo isugu soo baxay isbitaalka hortiisa ay xidheen weer cas, islamarkaasna ay diideen in meydadkii la aaso illaa laga soo qabanayo dadkii dilka fuliyay, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker