” Waxaa Kale oo aan soo dhawyenaya strategy-da cusub Ee Ciidanku qaatay.” Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga ucid oo Taageero wayn u Muujiyey ciidamada qaranka Fariintan ayuu ku Daabacay bogiisa Twitter
” Iyada oo lagu jiro Bishii Illaahay Bilaha ka doortay ee Ramadaan ayey xulufadi G21 maanta ay so weeratay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waan Hambalyeenya Guusha ay gaadheen Ciidanka Qaranku.
Waxaa Kale oo aan soo dhawyenaya strategy-da cusub Ee Ciidanku qaatay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker