Xukumadda Iyo Mucaaradka oo La Is Hor Fadhisinayo
Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada Mucaaradka ayaa caawa kulan leh.
Kulanka waxa fudaydiyay midowga Yurub sida uu sheegay xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi.
Khilaafka Doorashada ayaa lagaga hadlayaa kulanka caawa.