Masuuliyiin Iska Casilay Xisbiga Kulmiye
Saaka waxaa si rasmi ah xisbiga KULMIYE iskaga casilay Xoghayihii Golaha Dhexe ee Kulmiye Mustafe Waxdad iyo Xogayihii hore ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf .
Waxaa ay si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI .
