Guddoomiye Ku xigeenka Komishanka Doorshooyinka Oo Is casilay
Mustafe Maxamed Daahir Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland istiqaalada iscasiladiisa .
Mustafe ayaa ah xubintii labaad ee Komishanka ee iscasisha muddo yar gudaheed.