Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee JSL Axmed Siilaanyo
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Mudane Xil Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde iyo masuuliyiin kale ayaa booqday madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.










