Jeneral Jaamac Maxamed qaalib oo Geeriyooday

Allah haw naxariiste waxa caawa magaalada Jabuuti ku geeriyooday Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib. Jeneraalku waxa uu hore u soo noqday taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliya isagoo sidoo kale xilal wasiirnimo ka soo qabtay xukuumadihii burburka ka horreeyey. Wuxu ahaa qoraa taarikhyahana oo buugaagtiisa aad loo xiiseeyo. Isagoo wax ku qori jiray luuqadaha Ingiriisada iyo Soomaaligaba.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker