“Habeenka Laylatul Qadrigu waa habeen sharaf leh, oo la soo dejiyey qur’aan sharaf leh,”

“Habeenka Laylatul Qadrigu waa habeen sharaf leh, oo la soo dejiyey qur’aan sharaf leh, oo loo soo dhiibay malagi ugu sharaf badna malaayigta, oo lagu soo dajiyey Rasuulki ugu sharaf badna Rususha Ilaahay.
Oo la soo dejiyey bishi bilaha ugu sharaf badnay oo Ramadaa ah, lagu soo dejiyey dhulki ugu sharaf badna oo kacbadu ku taalo, looguna tallo galay umaddii umaddaha ugu sharaf badney Umatul Muxamed! “صلوات ربي وسلامه عليه”
yaanu hadal iyo hurdo kugu dhaafin nafta heegan gali oo cibaado iyo camal san ku camir habeenkan qaaliga ah.”
Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker