Guddiga Taakulaynta Suuq Waaheen Oo Soo Saaray Go’aamo Cusub
Gudida Heer Qaran ee Taakulaynta Suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa ayaa maanta soo saaray go’aamo cusub.
Xubnaha guddigaasi oo xarunta dawladda hoose ee Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa shaaciyay go’aamadda cusub ee ay soo saareen.