“ Dadkii hantidoodu dambaska noqotay wali waxba looma qaban haddii ay tahay meel ay ku shaqaystaan iyo haddii ay tahay waxay ku shaqaystaan ba..” Guddoomiye Xirsi
“ Dadkii hantidoodu dambaska noqotay wali waxba looma qaban haddii ay tahay meel ay ku shaqaystaan iyo haddii ay tahay waxay ku shaqaystaan ba..” Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan.