Xukumadda Somaliland Oo War ka Soo Saratay Shirkadda Duulimadyada Ee Fly Dubai

Mareeyaha Hay’adda duulista iyo Madaarada Somaliland, mudane Cumar Sayid Cabdilllaahi Aadan, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in shirkada Fly Dubai, ay go’aansatay in ay joojiso gabi ahaanba duulimaadyadeedi Hargaysa kadib markii, xukuumadda Somaliland ay ku amartay in ay yarayso duulimaadyadeeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker