Wakiilada Uk, Taiwan, Denmark iyo Turkey ee fadhiya JSL oo koormeer ku sameeyey Suuqii waynaa Ee Hargeysa.
Wakiilada Uk, Taiwan, Danida Denmark iyo Turkey ee u fadhiya Somaliland oo koormeer iyo indho indhayn ku sameeyey Suuqii waynaa Ee Waaheen ee Degmadda Gacan Libaax ee magaalada Hargeysa.