War deg deg ah: Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

 

 

 

Hargaysa(OWN)Xisbiga Mucaarad ah ee Waddani ayaa shaaciyay in Ciidanka Amaanka Somaliland Saaka Xabsiga U Taxaaben Guddooiyihii Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme .Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Ayaan ilaa hadda ciidanka boolisku cadayn sababta uu u xidhan yahay balse waxa la sheegay in xadhigiisa loo malaynayo inuu daba socod maqaal uu shalay warbaahinta ku baahiyay kaas oo uu ku dhaliilayo madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi talaabadda uu bandooga ugu soo rogay gobolka sanaag.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker