Dhegayso: Magaalada Qardho oo Wali La Tacaalaysa Dhibaatadii ay ku Reebeen Fatahaadii Daadadku
Dhegayso: Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamul goboleedka Puntland ayaa Wali La Tacaalaysa Dhibaatadii ay ku Reebtay Fatahaadii Daadadka ee Maalmihii ina dhaafay Qarqiyay .
Tirada dhimashada ayaa la sheegay inay haatan marayso 7 qof, iyadoo dadkii barakacayna ay weli ku sugan yihiin Hoy laβaan.
Halkan hoose ka Dhagayso Wararkii u Dambeeyay ee Xaalada Magaalada Qardho