Kulan dhexmaray M/weyne Muuse Biixi & Musharaxa Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro

Madaxweyne Biixi iyo Musharrax Cirro ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa. Inkastoo aan xog rasmi ah laga helin waxa labada mas’uul ka wada hadleen, haddana waxaa kulankoodu kusoo beegmayaa xilli mucaaridka iyo Muxaafidka ay isku maandhaafsan yihiin arrimaha Doorashooyinka Somaliland.

kulankan  oo noqonaya kii ugu horeeyey yeeshay tan iyo intii khilaafku ka dhashay furista ururada siyaasada.

hadaba ujeedada kulankii dhexmaray Musharax Cirro iyo Muuse Biixi ayaa madaxweynuhu waxa uu Musharaxa Waddani u soo dhiibay wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo kulanka ay xisbiyadu ka yeelanayaan doorashooyinka.

sidoo kale waxay Isla soo qaadeen arimaha doorashooyinka mudaysan 2022, iyada oo labada masuul ay isku giijiyeen mawqifyadii ay kala taagnaayeen.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker