Ciidanka Eritrea Oo Lagu eedeeyey Inay boqolaal dad ah ay ku xasuuqeen Gudaha Ethiopia

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty international ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in boqolaal qof oo rayid ah ay ciidamda Eritrea ku xasuusqeen magaallada lagu magagaabo Axum ee dalka Ethiopia.

Wakhtigii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda dhexe ee Ethiopia iyo maamulka gobolka Tigray ayaa lageystay xasuuqaas sida uu sheegay wakiilka Amnesty International Daniel Bekele.

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker