Wasiirka Deegaanka JSL Oo Ka Hadashay Ayax Dhirtii Ku Habsaday

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadashay saamaynta xun ee uu dhirtii ku keenay Ayax aad u fara badan oo ku habsaday deegaamadda gobolka Maroodijeex.

Shurki Xaaji Ismaaciil Baandare, oo maanta warbaahinta la hadashay waxay sheegtay in Ayaxani uu saamayn xun keenay dhirtii oo uu Caleentii ka dhameeyay.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker