Daawo:-Garyaqaano Si Adag Unaqdiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ciidanka Booliska Somaliland, Canbaareeyayna Xadhigga Abwaan Abees.
Hargaysa-(OWN)-Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay Maanso uu xukuumada ku dhaliilaayo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.