Maxay ka wada hadleen Russia iyo Saudi Arabia?
Boqortooyada Saudi Arabia oo muujisay in ay kor u qaadEyso xidhiidhka ay la leedahay Russia ayaa ku baaqday in wadahadal lagu dhammeeyo dagaalka u dhaxeeya Ukraine iyo Russia. Wasiirrada arrimaha dibadda ee labada dal ayaa Jimcihii khadka telfoonka ku wada hadlay.