Xisbiga Waddani Oo Naqdiyay war-murtiyeedka laga soo saaray kulankii Jabuuti Ee Somaliland iyo Soomaaliya
Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI ayaa naqdiyay war-murtiyeedka laga soo saaray kulankii Jabuuti ku dhex-maray Somaliland iyo Soomaaliya โGuul beenadki Shacabka masaakinta ah lagu soo saarayey ee sidi ciyaartoyada koobabka soo qaada gawaadhida madaxa kala dhacayeen way beenowday maanta, Baarlamaanku waa in ay Madaxweynaha u yeedhaan oo wax ka weydiiyaan heshiishkan.
Dalalka dunida marka ay midoobayaan waxaa shardi ah in is dhexgal fanneed, ciyaareed, aqooneed, ganacsi la sameeyo, Hawada la wada maamulaya wa ta Somaliland yaa wada maamulaya ayey suโaashu tahay? โ Umadda runta ha loo sheego oo beenta ha laga daayo shacabkuna waa in ay tashadaan.