Maxkamdda Gobolka Maroodi-Jeex oo Xukun ku Riday Sadex Wariye

Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa wariyayasha kala ah Maxamed Cabdi Sheekh Ilig oo ah Guddoomiyaha Telefishanka MM TV iyo Cabdijabaar Maxamed oo ka tirsanaa HCTV waxa ay ku xukuntay xabsi dhan min Hal sano iyo Afar Bilood halka wariye Cabdiraxmaan Khaliif oo ka tirsanaa Telefishanka Gobonimo ay sii daysay oo ay sheegtay in waxba lagu waayay.
Saxafiyiintan ayaa muddo bil ka badan waxa ay ku jireen xabsiga laanta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa iyaga oo lagu qabtay dhacdadii Bishii hore ka dhacday xabsiga weyn ee Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker