Xildhibaan Fashiliyay Cidda Ka Dambaysa Dagaal Saaka Ka Bilaamay Gobolka Sanaag Iyo Sidda Uu Ku Bilaamay + Khasaaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay

Hargeysa (Ceeryaan) Gobolka Sanaag ayaa maanta waxa ka dhacay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo salka ku haya aano-qabiil uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceeryaan oo 70km u jirta magaalada Ceerigaabo.

Xildhibaan Caydiid Faarax Xaaji oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa soo bandhigay xoggo badan oo la xidhiidha dagaalka iyo sidda uu ku bilaamay, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker