Daawo:- Ka Qeyb Gali Mayno Doorasho, Faysalna Waa In Sharciga La Mariyaa Xildhibaan Cartan.

Hargaysa:- (OWN) Xildhibaan Siciid Cartan oo kamida Golaha Wakiilada Ee Somaliland ayaa sheegay in ay sharcidarro tahay kulanka Madaxwaynaha Somaliya iyo Gudoomiyaha Xisbiga ucid ay wada yeesheen Waxa uu Sheegay in Xukuumaddu Uxil saarantahay Wadahadalada Soomaaliya Iyo Somaliland xildhibaanku waxa uu sheegay in sharciga la mariyo Enj Faysal Cali Waraabe Sida oo kalena waxa uu ka hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Somaliland Halkan Ka daawo Muuqaalka

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker