Ciidamo Milateriga Ku Sugan Quli-jeed Ee Gobolka Awdal Oo Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Ah
Wararka ka imanay gobolka Awdal ayaa sheegaya in degmada Qulujeed oo ka tirsan gobolka Awdal ayaa waxay sheegayaan in ciidamo milateriya oo ku sugan deegaankaasi ku dileen wiil lagu magacaabo Shamsudiin Jibriil Muxumed Riiraash sida ay dadka deegaankaasi iyo ehelada marxuumku u xaqiijiyeen Warbaahinta.
Halkan hoose ka dhagayso gudoomaha degmada degmada Qulujeed oo ka tirsan gobolka Awdal