Wasiir Maxamed Kaahin iyo Badhasaabka Gobolka Sool Oo Ku Shaaheeyey Badhtamaha Magaalada Laascaanood.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha Somaliland Mudane, Maxamed Kaahin Axmed iyo Badhasaabka Gobolka Sool Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye, ayaa dadweynaha reer Laascaanood, kula shaaheeyey badhtamaha magaalada Laascaanood.
Nabadgelyada magaalada Laascaanood, ayaa ah mid boqol kiiba boqolka, iyada mudadii uu ku sugnaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland uu aad uga shaqeeyey kor u qaadista ammaanka magalaada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool.
