Dhalinyarada Beesha Arab Oo Golaha Wakiillada JSL U Gudbiyey Cabasho Ka dhan ah Miisaaniyadda 2022
Qaar ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka koonfurta Hargeysa iyo Gobolka Hawd ayaa gudbiyay Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada Somaliland cabasho ka dhan ah Miisaaniyadda 2022 ee qoondada gobolka Hawd .
Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada ayaa dhalinayaradaas ka gudoomey cabashadaas .