DEG DEG: Qarax ka dhex dhacay xarunta gobolka Banaadir

Muqdisho (OWN) – War hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhex dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo maleynayo inuu yahay is-miidamain uu sameeyey qof ku dhex jiray gudaha xarunta, ayaan weli laga hayn wax faah-fahain ah.

wixii war ah ee kasoo kordha qaraxaas kala soco. Oodweynemedia

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker