Wasiiraka Wasaarada Deegaanka JSL iyo isbadalka Cimillada Oo Ka Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Wasiiradka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Shukri Ismaaciil Bandarre oo ay wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha Ganacsiga iyo Dalxiiska, Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha dhaqaalaha iyo Jaamac Muuse Jaamac ayaa ka qaybgalay Shir Muhiima hay’adda Caalamiga ah ee ICCF (International Conservation Caucus Foundation).

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker