Maxaa Ka Jira In Siyaasi Maxamed Cumar Qarte Qaalib Lagu xidhay Madaarka Hargeysa.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Qarte Qaalib ayaa Hada lagu xidhay Saldhiga Booliska ee Madaarka Hargeysa.

Maxamed Cumar Carte sababta lagu xidhay ayaa lagu sheegay markii uu Dayuurad ka soo dagey isagoo ku safraya Baasaboorka Dublaamsiga ee Dawlada Soomaaliya Bixiso, Kaas oo Somaliland ka Mamnuuca,

Horena Ciidamada Socdaalka Somaliland ayaa Siyaasiyiin badan intay u xidheen Baasaboorkana ka xareeyeen,kuwaas oo uu ka mid ahaa Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker