Taliska Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Dilkii loo geeystay gabar iyo wiil walaalo ahaa.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xassan ayaa faahfaahin ka bixiyay sida uu u dhacay dilka Sowdo iyo Sakariye oo ahaa labo walaalo ah oo xalay la rasaaseeyey xili ay marayeen isgoyska dabka

Cabdifitaax Aadan Xassan ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay xalay Isgoyska Dabka, isla markaana ay geysteen Ciidamo Millateri ah oo saarnaa gaari Cabdi Bille, kuwaasoo uu sheegay inay rideen rasaas si ay ugu furtaan wadada oo jaam badan uu ka jiray

“Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan hay’adda dambi baarista ee CID ayaa waddo baarista kiiskan, dhawaana war ayaan ka soo saari doonaa” ayuu ydhi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker