Fadeexaad: Guddoomiye Gobol oo lagu Eedeeyey inuu Kufsi u Geystay Haweenay Shaqo u doonatay & Xog-warranka Gabadha Dhibanaha ah

Garowe (OWN)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa lagu eedeeyey inuu faro-xumayn iyo Kufsi u geystay Haweenay ku nool magaalada Badhan, iyadoo haweenayda dhibannaha ah oo saxaafadda u warrantay ay ka sheekaysay sida ay ku timi dhacdadan oo bannaanka u soo baxday kaddib markii waxba lagaga qaban-waayey waan-waan iyo wada-xaajood hoose oo dhexmaray qoyska gabadha iyo masuulka Falkan wax-shinnimada ah lagu eedeeyey.

Warbixintan oo uu diyaariyey wariye ka tirsan Shabakadda Caalamiga ah ee Oodweyne News, marnaba nooma suurta-galin inaanu xidhiidhka khadka telefonka ah ku helno masuulka falkan lagu eedeeyey.

Muuqaalka Hoose ka daawo Faahfaahinta warbixin laga diyaariyey dhacdadan iyo Xog-warranka lala yeeshay haweenayda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker