Maayarkii hore ee Burco Muraad oo u jawaabay Suldaan Mawliid Sabayse
“Berito Waxaanu Wada Noqonaynaa Wada Buurmadaw.”
Waxa sidan Yidhi Maayirkii Hore Ee Burco Maxamed muraad.
“Ilaahay Baa Boqor Ahe Boqor Cismaan Aw Maxamuud Waa Laga gardaran-yahay, Waxyaabaha Uu Ku Hadlay Suldaan Sabaystan Qaranka iyo Deegaankayga Labadaba Waa ku Meelkadhac, Inta Waagu Aanuu Beryin Hadii Aan Garawshiyo Laga Bixin Berito Waxaanu Wada Noqonaynaa Wada Buurmadaw. Ku Abshira.
Warkayga Hala Gaadhsiiyo Suldaan Xasan.”