Dab Qabsaday Suuqa Hilibka iyo khudaarta Laascanood

Dab xoogan oo Qabsadey qaybo ka mid ah Bartamaha Suuqa Hiliblaha iyo Khudaarta ee magaalada Laascaanood.
Dabkan ayaa bakhtiintiisa ay ku hawlan yihiin ciidamada dabdamiska ee magaalada Laascaanood iyo dadka hantidoodu gubanayso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker