Daawo James Swan Oo Golaha Ammaanka uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya
Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u qaabbilsan Soomaaliya James Swan ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya isaga oo ay wehliyaan madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira .