Nuxurka Heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho Lagu Kala Saxeexday
Waxaa maanta Raโisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda Dowlad goboleedyada saxieexeen heshiis lagu gaadhay shirkii Wadatashiga Qaran ee madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada uga socday teendhada Afisiyooni.
Halkan ka Akhriso Qodabadii lagu heshiiyay lana saxiixay.