Xirsi Cali X Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI ee shanta Sanno ee soo socota ayaa waxa loo doortay Xirsi Cali Xaaji Xasan, kaas oo ay ergadda shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI cod aqlabiyad ah ugu doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha shanta sanno ee soo socota ee Xisbiga WADDANI,waxaana u coddeeyey kun iyo laba boqol iyo shan iyo labaatan ergay 1,225.

Guddoomiyaha la doortay ee Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa doorashadiisa ka dib waxa uu u mahad celiyey ergada Shirweynaha ee u codaysay.

 

May be an image of 1 person, suit and text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker