Hargeysa: Rejo ka soo Muuqatay Cusbitaal Adeeegiisa Caafimaad laga Quustay

Hargeysa (OWN)- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa kormeer kedis ah ku tagay cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa oo ay indho-indhayn ku soo mareen qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay.

Maamulka iyo dakhaatiirta cusbitaalka ayaa ka warbixiyey adeegyada ay bulshada u qabtaan iyo isbeddelka ku yimi kaabayaasha wax-qabad ee cusbitaalka oo wakhtiyadii hore bulshadu dhaliili jirtay.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warbixintan oo dhammaystiran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker