Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Booqday Suuqa Gobonimo Ee Hargeysa.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa booqday suuqa Gobonimo ee magaalada Hargaysa.
Waxaa gudoomiyaha booqashadan ku wehelinayay Xoghayaha xidhiidhka golayaasha ee xisbiga UCID Yaasiin Cabdilahi Xaashi.