“Madaxweynuhu wuu sharaxan yahay, Aniguu igu yidhi waan sharaxanahay, cid walbaana way ogtahay ..”.
Waraysi Xassaasiya:-loolanka Hogaanka Kulmiye. Gudoomiye Cabdi-kariim Axmed Maxamed (Xinif) “Madaxweynuhu wuu sharaxan yahay, Aniguu igu yidhi waan sharaxanahay, cid walbaana way ogtahay inuu sharaxan yahay”.
” Jagada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye haday banaanato waxa buuxinaya gudoomiye ku xigeenka koobaad ( Maxamed Kaahin)”