Xisbiga WADDANI  Oo Ka Hadlay  Xiisadda ka taagan Soohdinta Canfarta iyo Soomaalida,

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi gelinta ee Xisbiga WADDANI   Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) oo ka hadlay  Xiisadda ka taagan Soohdinta Canfarta iyo Soomaalida, waxaanuu sheegay  inuu ka xun yahay dhibaatada loo gaystay bulshada Soomaalida ee deegaannada Garbo Ciise oo ka tirsan Dawlad Deegaanka Itoobiya.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker