Masjidka barakeysan ee Makkah oo la qaaday Xayiraadii Saarneyd

Masjidka wayn ee barakaysan ee Makkah Al-mukaramah ee waddanka Sucuudi Carabiya ayaa markii ugu horraysay si buuxdo loo furay tan iyo markii uu bilowday cudurka Covid-19, kaddib markii la khafiifiyay xayiradihii lagu xakamaynayay cudurkaasi.

Waxaa meesha laga saaray astaamihii lagu dhajiyay dhul dhaca hoose ee masjidka ee dadka ku cibaadaysanaya ka caawin jiray inay kala fogaadaan, haatanna waxaa dadka loo ogolyahay in sidii caadiga aheyd ay garbaha isku qabtaan.

Hasayeeshee waxaa qasab ah in dhammaan dadka masjidka galaya ay tallaal buuxa qaateen ayna marnaba iska furin af xidhka ama Facemask-ka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker