Turkiga oo cambaareeyay kitaabka qur’aanka lagu gubay Sweden

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay fal shalay oo Ciid ahayd ka dhacay dalka Sweden, oo ah in dalkaasi ogolaaday inuu nin ku gubo nuqul ka mid ah kitaabka qur’aanka kariimka ah.

Tallaabadan ayaa caro ka abuurtay guud ahaan baraha bulshada, taas oo dad ay badan u arkaan fal sii hurinaya nacaybka ay dadka qaar u qabaan muslimiinta.

Ma aha markii ugu horeysay oo fal noocaan ah uu ka dhaco dalkaasi Sweden

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker