Maxaa ka Jira In Shirkadda Fly Dubai Ay Dib U Bilaabayso Duulimaadyadeedii Hargeysa?

Shirkadda diyaaradaha ee Fly Dubai ayaa dib u bilaabaysa duulimaadyadeedii ay Somaliland ku iman jirtay oo ay dhawaan joojisay ka dib markii ay ka biyo diiday jadwal xukuumada Somaliland soo saartay oo fursadaha qaadista rakaabka ugu qaybisay qaar ka mid ah shirkadaha diyaaradaha ee adeegsada garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Fly Dubai ayaa u kala safri doonta Hargeysa iyo Dubai maalmaha Sabtida – Isniinta iyo Khamiista toddobaad kasta marka ay dhawaan bilowdo dulimaadyadeedaasi.

Weriye Luqmaan Maxamed Faarax.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker