Daawo: Madaxwayne Cagjar Oo la Kulmay Saraakiil ka Socotay Milatariga Soomaaliland.
Daawo:Madaxwaynaha DDS Mustafe cagjar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socotay SoomaalilanD oo maalmahan ku sugnaa degaanka.
Kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay hay’adahaha ammaanka ee degaanka iyo madax ka tirsan Ciidanka Taliska bariga Itoobiya.
Haddaba kulankan iyo kii maalin dhawayd ka dhacay magaalada Diridhabe ayaa si wada jir ah looga hadlay arrimaha ku saabsan Nabadgalyada iyo Xasiloonida labada dhinac.
https://youtu.be/SrnL-8bSO8g