Daawo: Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID Oo ka Hadlay Dhalinyarada Baaq Shacab
Daawo: Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee Ucid oo ka Hadlay Dhalinyarada Baaq Shacab, Yuusuf Kayse Cabdilaahi oo ka Mida Saraakiisha ugu Sarreeya Xisbiga Ucid ayaa ku Sifeeyay Dhalinyarada Baaq Shacab inay Yihiin kuwo Saxan , Isla markaana waxaa uu u Diray Tallooyin dhaxal gal ah oo uu sheegay inay Anfacayaan dhalinyaradaasi